faarumayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin. 2. Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faarumayso

faarumaysasho [m.f.dh]
eeg faarumayso. ld faarugsasho, faarugsi, faarumaysad, faarumaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg