faarumee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

U f.: hal la maalayo haaneedin. Tus. “Hashii baa Cali faarumeeyey”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faarumee

faarumayn [m.f.dh]
eeg faarumee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg