faashad
(m.dh) (-do, m.l)

Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka.

faashad
(m.f.dh)

eeg faasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faashad

aalad-kabniin [m.dh] (-do-kabniin, m.l)
(daaw.) Aalad adag oo lagu kabo addimada ama meel kale oo jirka ka mid ah marka ay jabaan ama kala baxaan. Waxay ka sameysantahay balaastig ama faashad lagu qooyey wax loo yaqaan “plaster of Paris” waxaana lagu dhejiyaa meesha jaban si dhaqdhaqaaqa looga celiyo lafaha la isu keenay.

milmil [Magac Lab | Noun Masculine]
Dhar aad u jilicsan sida faashadda iwm.

faash [m.l]
ld faas¹.

faash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
ld faas².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg