faasiq
(m.l) (-qiin/-qyo, m.dh)

Qof fisqi badan sameeya. ld faasuq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faasiq

faasiqnimo [m.dh]
Faasiq ahaansho. ld faa- suqnimo.

faasuq [m.l]
ld faasiq.

faasuqnimo [m.dh]
ld faasiqnimo.

faas [m.l] (-sas, m.l)
Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash¹.

faas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Faas wax ku goyn. ld faash².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg