faataadhugle
(m.l) (-layaal m.l/dh)

Qof faan badan oo sheegta wax uusan ahayn. ld faataa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faataadhugle

faataa [m.l]
ld faataadhugle.

faataadhuglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Faataadhugle samayn. ld faataalee.

faataadhugleyn [m.f.dh]
eeg faataadhuglee. ld faataalayn.

faataalayn [m.dh]
ld faataadhugleyn.

qabqable [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof dadka isugu muujiya in uu leeyahay karti dheeraad ah; faataadhugle. 2. Qof firfircoon oo mas'uuliyad aan loo dirin isu xilsaara.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg