faataxayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Faataxo akhrisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faataxayso

faataxaysasho [m.f.dh]
eeg faataxayso. ld fataxaysad, faataxaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg