faaxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Bur, badar iwm khamiirin. 2. ld faafi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faaxi

faafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2). faahi, faaxi

faafid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faaf². ld faaf¹ (2), faah¹, faahid, faax¹ (2), faaxid. faaf, faah, faahid, faax, faaxid

faafin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faafi. ld faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis. faafi, faafis, faahin, faahis, faaxin, faaxis

faaxid [m.dh]
ld faafid.

faaxin [m.dh]
ld faafin¹.

faaxis [m.l]
ld faafin¹.

kifaaxid [m.f.dh]
eeg kifaax².

faa [m.dh (c.nafl.)]
Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg