faay
(m.dh)

ld faayid.

faay
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-yay, -yday)

Caafimaad qabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faay

ufaayow [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Cudur raagay.

faayid [m.f.dh]
eeg faay². ld faay¹.

hintifaay [m.l] (-yo, m.dh)
ld hintifay.

kifaayo [m.dh]
In wax ku filan; wax deeqa.

mafafaay [m.l]
Babbaay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg