facaad
(m.dh)

ld fac (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh facaad ↴

daafacaad [m.dh]
Ka hortagidda laga hortago halis cid ku soo fool leh.

manaafacaad [m.l]
Waxtarka iyo faa'iidada wax leeyihiin.

manaafacaad [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-day, -dday)
Ku m.: wax ka faa'iideysasho.

manaafacaadid [m.f.dh]
eeg manaafacaad².

manaafacaadsasho [m.f.dh]
eeg manaafacaadso.

manaafacaadso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax waxtarkiisa ka faa'iidaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg