facle
(m.l)

1. Orod afarqaadle ah oo aan xawli dheer lahayn oo ay ugaarta iyo xooluhu sameeyaan marka ay barwaaqaysanyihiin. 2. ld faclayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh facle

faclayn [m.f.dh]
eeg faclee. ld facle (2).

faclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Facle samayn.

fac [m.l] (-cac, m.l)
1. Da'. 2. F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil. 3. ld faacad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg