facshar
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Ceeb iyo sharafdhac weyn. 2. ld facsharid. 3. Kashifaad. ld faxshar¹.

facshar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Facshar ku samayn; ceebeyn. ld faxshar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh facshar

facsharan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof la facsharayay noqosho. ld faxsharan.

facsharid [m.f.dh]
eeg facshar². ld facshar1 (2), faxshar¹, faxsharid.

facsharmid [m.f.dh]
eeg facsharan. ld faxsharmid.

fadeexo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Fal xun oo aan qarsoonayn; ceeb, facsharo.

faxshar [m.l]
ld facshar¹.

faxshar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld facshar².

faxsharid [m.dh]
ld facsharid.

faxsharmid [m.dh]
ld facsharmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg