facsharan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Qof la facsharayay noqosho. ld faxsharan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh facsharan

facsharmid [m.f.dh]
eeg facsharan. ld faxsharmid.

facshar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Ceeb iyo sharafdhac weyn. 2. ld facsharid. 3. Kashifaad. ld faxshar¹.

facshar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Facshar ku samayn; ceebeyn. ld faxshar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg