facsharid
(m.f.dh)

eeg facshar². ld facshar1 (2), faxshar¹, faxsharid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh facsharid

facshar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Ceeb iyo sharafdhac weyn. 2. ld facsharid. 3. Kashifaad. ld faxshar¹.

faxsharid [m.dh]
ld facsharid.

facshar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Ceeb iyo sharafdhac weyn. 2. ld facsharid. 3. Kashifaad. ld faxshar¹.

facshar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Facshar ku samayn; ceebeyn. ld faxshar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg