fadallee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -laysay)

Fadal samayn. ld fadli².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadallee

fadallayn [m.f.dh]
eeg fadallee.

fadli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld fadallee.

faglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld fadallee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg