faddaaddo
(m.dh)

1. Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn. 2. Dillaac dhaawac caallirasan. 3. Marin laga bixiyey deyr ama qoqob. 4. ld faddaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faddaaddo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg