faddaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Wax faddaro ka dhigid, wax baabi'in.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faddaree

faddarayn [m.f.dh]
eeg faddaree.

faddaraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la faddareeyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg