faddaro
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

ld faddare.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faddaro

faddaaddo [m.dh]
1. Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn. 2. Dillaac dhaawac caallirasan. 3. Marin laga bixiyey deyr ama qoqob. 4. ld faddaro.

faddare [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku oggoleyn; nijaas. 2. F. ah: wax nijaasi gaartay. ld faddaro.

faddaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Wax faddaro ka dhigid, wax baabi'in.

faddaroobid [m.f.dh]
eeg faddarow². ld faddarow¹.

faddarow [m.l]
ld faddaroobid.

faddarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax, faddaro noqosho.

najaas [m.l] (-syo, m.dh)
(dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas¹.

najaas [m.dh]
(dii.) Naag faddaro ah. ld nejisad, nijaas² (1).

najaaso [m.dh]
(dii.) Faddaro; wasakh (sida kaadida, saxrada iwm). ld nijaaso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg