faddhac
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

F. ah: go'idda wax cadad ka go'aan ee uu yeesho meelo daloola.

faddhac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -dhici)

Wax, cadad meelo daloola u yeela ka go'id.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faddhac ↴

dabaggur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Qof dumar ah oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid si looga macsiyaysto. 2. Cad yar oo maro ah oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel faddhacday.

faddhicid [m.f.dh]
eeg faddhac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg