faddo
(m.dh)

1. Meel dhulka kale in yar ka sarreysa, bannaan oo la dego waqtiga roobabawda. 2. Taag.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faddo

fad [m.l] (-dad, m.l)
1. Daruur yar. 2. Wax yar oo meel ka soo go'ay. 3. ld fas.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg