fadeexee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-xeeyay, -xaysay)

Cid fadeexo ku samayn; dacaayadeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadeexee

fadeexayn [m.f.dh]
eeg fadeexee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg