fadfad
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Godgod yaryar oo cudurka furuqu ku reebo jirka nafleyda; furuqdhaw, furuqdhoon.

fadfad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

1. Jir nafley humbuluuluqid. 2. Raashin karaya tiqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadfad

fadfadid [m.f.dh]
eeg fadfad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg