fadfadid
(m.f.dh)

eeg fadfad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadfadid

fadfad [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Godgod yaryar oo cudurka furuqu ku reebo jirka nafleyda; furuqdhaw, furuqdhoon.

fadfad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Jir nafley humbuluuluqid. 2. Raashin karaya tiqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg