fadgooyo
(m.dh)

1. Qiimagoo lagaga deyanayo gataha u horeeya waxa uu bixiyo. 2. Hanti yar oo xoolo gooyo ahaan qof loo siyo. 3. Waxtar horaadka laga helo shay kharaj ku baxay. 4. Cadad waaweyn oo wax loo googooyo. ld fadgoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadgooyo

fadgoo [m.dh]
ld fadgooyo.

fadgoo [m.dh]
ld fadgooyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg