fadhaq-dareen
(m.l)

(daaw.) Miiqaqo dareen- wadaha ee unugga dareenwade, kuwaasi oo u gudbiyo gujooyinka dareen wade jidhka unugga dareen wadaha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadhaq-dareen

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg