fadhiid
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

F. ah: ilmo cudur, nafaqaxumo awgeed waqtigii uu socon lahaa aan socon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadhiid

fadhiidnimo [m.dh]
Fadhiid ahaansho.

ruus [m.l]
R. ah: fadhiid.

fadhi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya. 2.(-iyo, m.dh) Rug la degganyahay. Tus. “Fadhigeygu waa Afgooye”. 3. Lo' tiradeedu boqol gaartay. 4. Shir muhim ah. Tus. “Fadhigii shalay la galay go'aan wax-ku-ool ah ayaa ka soo baxay”. 5. Caano f. ah: caano garoor ah; eedaq. 6. Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7. ld fadhiyid.

fadhi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
1. Salka meel dhigid. 2. Rasmi ahaan meel u degid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg