fadhiisin
(m.dh)

ld fariisin¹.

fadhiisin
(m.l)

ld fariisin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadhiisin

yadan [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-mo/-nno, m.dh)
Biyo fadhiisin yar oo hoos u dheer, qaranka dushooda ku samaysma.

fariisin [m.f.dh]
eeg fariisi. ld fadhiisin¹.

fariisin [m.l]
1. Meel xoolo ama dad la dejiyey. 2. Hantida ugu horreysa ee macallin quraan laga siiyo arday markaas loo keenay. 3. Dhanka laga fariisto lo'da marka la lisayo. 4. Mingis-seeridda marxaladda labaad. ld fadhiisin².

nasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid hawl muddo gaaban ka fadhiisin si daalku uga ba'o.

tu'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Awr fadhiisin. ld ju'i, tuji.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg