fadhiiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

ld fariiso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadhiiso

fariiso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Salka meel saarid. 2. (f.mg) Dareere garoorid. 3. (f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg