fadli
(m.l)

ld falli.

fadli
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

ld fadallee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadli

fadallee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Fadal samayn. ld fadli².

fadlin [m.dh]
ld fadallayn.

falli [m.l]
Nimco iyo khayr dheeraad ah o xag Ilaah laga bixiyo. ld fadli¹.

fad [m.l] (-dad, m.l)
1. Daruur yar. 2. Wax yar oo meel ka soo go'ay. 3. ld fas.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg