fadqalallee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

Fadqalallo samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadqalallee

anaakici [m.dh]
Koox ciidan ah oo si gaar ah u tababbaran oo cadow lala dagaallamayo dhulkiisa loo diro si uu u fadqalalleeyo.

fadqalallayn [m.f.dh]
eeg fadqalallee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg