fadqalallo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Qasidda meel xasilloonideeda iyo nabaddeeda la qaso; arbushid; rabsho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fadqalallo

fadqalal [m.dh] (-llo, m.dh)
Ficil rabsho badan iyo buuq iwm oo si wadajir ah, ay sameeyaan dad badan gaar ahaana meel fagaara ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg