faduulin
(m.f.dh)

eeg faduuli². ld faduulis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faduulin

daandaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-sady, -satay)
Si bareer ah qof u maagid; faduulin.

faduulis [m.l]
ld faduulin.

faduul [m.dh]
Maag, daandaansi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg