fagaas
(m.l) (-syo, m.dh)

Bir ama qori la geliyo afka fardaha iyo baqlaha marka la xakamaynayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fagaas

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg