fagan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay; -gmi)

1. Wax qodmay noqosho. 2. Wax duugoobay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fagan

fagmid [m.f.dh]
eeg fagan.

fag [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
F. dheh: orod.

fag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Dhul si aan dheereyn u qodid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg