fahamsan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)

Qof wax gartay ahaansho. ld fahnsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fahamsan

fahamsanaan [m.f.dh]
eeg fahamsan. ld faham- sanaansho, fahansanaan, fahan- sanaansho.

fahamsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fahamsanaan.

fahansan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
ld fahamsan.

fahansanaan [m.dh]
ld fahamsanaan.

garaadlaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
Qof aan fahamsanayn xaaladda lagu suganyahay; aan lahayn garaad fiica.

garansoon [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax, wax xusuusan ahaansho. 2. Wax, wax fahamsan ahaansh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg