fahamsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)Qof wax ka dhaadhicin. ld fahansii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fahamsii ↴
dhaadhici [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Cid hoos u dejin. 2. (f.mg) Ka dh.: arrin si fiican u fahamsiin.
dhacsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax fahamsiin.
fahamsiin [m.f.dh]
eeg fahamsii. ld fahamsiis, fahansiin, fahansiis.
fahamsiis [m.l]
ld fahansiin.
fahansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iiyay)
ld fahamsii.
fahansiin [m.dh]
ld fahamsiin.
fahansiis [m.l]
ld fahamsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg