fahamsiin
(m.f.dh)

eeg fahamsii. ld fahamsiis, fahansiin, fahansiis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fahamsiin

dhaadhici [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Cid hoos u dejin. 2. (f.mg) Ka dh.: arrin si fiican u fahamsiin.

dhacsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax fahamsiin.

fahansiin [m.dh]
ld fahamsiin.

fahansiis [m.l]
ld fahamsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg