fahan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-hmay, -hantay)

Wax garasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fahan

raarid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Ka r.: wax meel sare ka soo daaddejin. 2. Ka r.: cid wax fahansiin.

fahamsanaan [m.f.dh]
eeg fahamsan. ld faham- sanaansho, fahansanaan, fahan- sanaansho.

fahamsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax ka dhaadhicin. ld fahansii.

fahamsiin [m.f.dh]
eeg fahamsii. ld fahamsiis, fahansiin, fahansiis.

fahamsiis [m.l]
ld fahansiin.

fahansan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
ld fahamsan.

fahansanaan [m.dh]
ld fahamsanaan.

fahansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fahansanaan.

fahansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iiyay)
ld fahamsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg