fahansiin
(m.dh)

ld fahamsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fahansiin

raarid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Ka r.: wax meel sare ka soo daaddejin. 2. Ka r.: cid wax fahansiin.

fahamsiin [m.f.dh]
eeg fahamsii. ld fahamsiis, fahansiin, fahansiis.

fahamsiis [m.l]
ld fahansiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg