fahmaddaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax xanuun aan weynayn hayo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fahmaddaran

fahmaddarnaan [m.f.dh]
eeg fahmaddaran. ld fahmaddarnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg