fajac
(m.l)

Amankaag; ashqaraar; yaab.

fajac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -jici)

Si aad ah wax ula yaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fajac

yaab [m.l]
Amakaag; irkig; abyan; fajac. abyan, amakaag, fajac, irkig

ashqaraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Yaab weyn iyo fajac la kulmid.

fajacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax fajac hayo ahaansho.

fajacsanaan [m.f.dh]
eeg fajacsan. ld fajac- sanaansho.

fajacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fajacsanaan.

fajici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid fajac ku ridid.

fajicid [m.f.dh]
eeg fajac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg