fajacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax fajac hayo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fajacsan

fajacsanaan [m.f.dh]
eeg fajacsan. ld fajac- sanaansho.

fajacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fajacsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg