fajee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-jeeyay, -jaysay)

1. Wax faraha ku taabasho. 2. Wax faraha ku daliigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fajee

fajayn [m.f.dh]
eeg fajee. ld fajays.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg