fajicid
(m.f.dh)

eeg fajac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fajicid

yaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Ku yaab/ka yaab: dhacdo qof sameeyey la fajicid. 2. U yaab: wax dhibaato uga baqid (cid). 3. Ka yaab: dhibaato ka baqid (cid). 4. Isla yaab: cid fal ay samaysay ka qoomamayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg