fajiciso
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

F. ah: dhacdo amankaag iyo argagax leh. ld fajeciso, fejeciso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fajiciso

fajeciso [m.dh]
ld fajiciso.

fejiciso [m.dh]
ld fajiciso.

fajici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid fajac ku ridid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg