fakar
(m.l)

ld feker¹.

fakar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ld feker².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fakar

waalli [m.dh]
(daaw.) Isbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo aan dhammayn iskuna xirneyn; abbaaridda dhabta oo beddelan; iyo jawaab celin caadifi ah.

dementiya [m.l]
(daaw.) Xaalad cudur oo joogto ah ama muddo dheer socota oo ay maskaxda gabto hawsheeda. Astaamo: xasuus xumo, isbeddel shakhsiyaded, fakar xumo iyo habow, istix geli la'aan.

fakarid [m.dh]
eeg fakar².

fakarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld fekersan.

fakarsanaan [m.dh]
ld fekersanaan.

fakarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fekersanaan.

fakarsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld fekersii.

fakarsiin [m.dh]
ld fekersiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg