fakarid
(m.dh)

eeg fakar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fakarid

waalli [m.dh]
(daaw.) Isbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo aan dhammayn iskuna xirneyn; abbaaridda dhabta oo beddelan; iyo jawaab celin caadifi ah.

fekerid [m.f.dh]
eeg feker². ld fakarid, fikirid.

fakar [m.l]
ld feker¹.

fakar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld feker².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg