fakarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld fekersan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fakarsan

fakarsanaan [m.dh]
ld fekersanaan.

fakarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fekersanaan.

fekersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan.

fekersanaan [m.f.dh]
eeg fekersan. ld fakarsanaan, fakarsanaansho, fekersa-naansho, fikir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg