fakasho
(m.f.dh)

eeg fako. ld fakad, fikad, fikasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fakasho

fakad [m.l]
1. F. ah: qof meel uu joogey fasax la'aan ka tegey; baxsad. 2. ld fakasho.

farabbaxso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Cararid. 2. Ka f.: wax la hayey gacan ka fakasho. 3. U f.: qof inuu la dagaallamo qof kale u fakasho.

fikad [m.l]
ld fakasho.

fikasho [m.dh]
ld fakasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg