faki
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Cid halis ka badbaadin. 2. Wax waasac ka dhigid. 3. Wax meeel si xoog leh u qabsaday ka sii deyn. ld fiki.

Fakir*

Eeg Fakar, Feker.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faki

dhegraac [m.l]
Ballaarinta beer la ballaarinayo oo bowdka la fakinayo.

dhegraac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Beer bowdkeeda fakin.

fakiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld faqdiiran.

fakiirnaan [m.f.dh]
ld faqdiirnaan.

fakiirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faqdiirnaan.

fakin [m.f.dh]
eeg faki. ld fikin.

faqdiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax cararaya meel fog ka sii muuqasho. 2. Qof, qof kale oo hawl haya isagoo dul taagan kuurid. ld fakiiran.

faqdiirnaan [m.f.dh]
eeg faqdiiran. ld fakiirnaan, fakiirnaansho, faqdiirnaansho.

fiki [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld faki.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg