falaad
(m.l) (-ddo/-dyo, m.dh)

1. Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo. 2. Anshax, dhaqan.

falaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Hawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh falaad

falaadid [m.f.dh]
eeg falaad².

falaadxumaan [m.f.dh]
eeg falaadxun. ld falaadxumaansho, falaadxumo.

falaadxumaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld falaadxumaan.

falaadxumo [m.dh]
1. Dhaqan xumo. 2. ld falaadxumaan.

falaadxun [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-umaa, -umayd)
Wax dhaqan xun ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg